Wiil guul gaaray oo hadal heyn badan ka dhalatay Da’da uu jiro (Daawo Sawirro)

Muuqiisa iyo da’diisu isma lahan. Wuxuu hadda jirsaday 12 sannadood. Laakiin marwalba oo lala meeldhigo asaagiisa, wuxuu u muuqdaa qof ka weyn ama aan ku fac ahayn eynigiisa. Jeremiah Johnson wuxuu qabsaday hadalheynta kaddib markii uu baraha bulshada ku baahay sawirkiisa isaga oo gacanta ku sita kubbad. Aad buu runtii guulo fiican uga soo hooyay … Continue reading Wiil guul gaaray oo hadal heyn badan ka dhalatay Da’da uu jiro (Daawo Sawirro)